Diidnaye Ogow-Somali nationalist song

Diidnaye Ogow-Somali nationalist song

Taariikhi

12 лет назад

759,307 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@kaacoo89
@kaacoo89 - 06.05.2012 00:55

walaaal heestan waxaa ereyada iyo laxankaba sameeyey Siciid Maxamed Xarawo. Waxaana ku luuqayanay ardayda dugsiyada.

Ответить
@abdiwahabali3632
@abdiwahabali3632 - 30.11.2012 21:17

caadi maaha wa hees qiiro leh ilahay ha inoo hagaajiyo wadankeenii hooyo

Ответить
@jemaliMALI
@jemaliMALI - 27.12.2012 23:35

Heestan hadii laqaadi lahaa maantay sidan bay noqon lahayd: anagu diidneye ogoow. ninkii doonaaya inuu dalkayaga hormariyo, anagu diidnaye ogooda. ninkii dilay walaalkeen anagoo wali dooxin usaga anagu diidnaye ogaada. xumaantaanu rabnaa ee cidina yeeynan naga bixinin burburkaanu kujirno. ogaada afrikay anagu carabaanu nahay islaamkaanu dadka kulaynaa. anagu diidnay inaanu dawlad lahaanu ee ogaadaay.

Ответить
@Qoordheere.
@Qoordheere. - 22.02.2013 09:24

heestaan dhiiga iyo dhuuxa ayay i dhaqaajisay shalay somalinimo weyn ayaa jirtay lkn maanta ma aqaaan ilaahaa noo maqan somali oo wada jirtana allaha dib inoogu so celiyo

Ответить
@alimaleel9936
@alimaleel9936 - 17.04.2013 14:34

asw walaalayaal heestan waxaa alifay kuna luqeeya anwaanka weyn saciid maxamed xarawo iyo ardayda dugsiyada.

Ответить
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 - 26.05.2013 03:18

heeskan waxaa la yiraahdaa ninki dilay walaalkeey, waxaa miraheeda iska lahaa prof Saciid Saalax oo ka tirsanaan jiray kooxdi wasaarada waxbarashada ee loo yaqiinay Iftin waxa qaadayana waa kooxdi Iftin sidaas ula soco walaal.

Ответить
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei - 01.09.2013 20:18

Heeska waxaa iska leh laxankana saaray abwaan siciid xarawo

Ответить
@bulcad444
@bulcad444 - 12.11.2013 00:15

heestan waxa  alifay maxamed siciid xarawo

Ответить
@MrHassanabukar
@MrHassanabukar - 01.12.2013 14:12

Waxaan ku fiirsaday LIVE anooyar Theaterkii la dhihi-jira "Theater Donna" ee ku dhe yaalay EX Fiyeere. Haddan ay deganaayeen Hobaladda waaber. Ardadda Dugsiga (xisaabaadka  Xamar - ayaana qaadaayey.

Ответить
@abdullahinayruus9989
@abdullahinayruus9989 - 19.12.2013 04:37

Abwan Saciid xarawo

Ответить
@abdullahinayruus9989
@abdullahinayruus9989 - 19.12.2013 04:38

Laxanka iyo miraha waxa leh abwan Saciid xarawo iyo ardayda dugsiyada

Ответить
@fatxisaid9942
@fatxisaid9942 - 24.01.2014 22:39

CAADIMAHAN WAA HEES AAD UTABANAYSA WADANIYADDA

Ответить
@mahamedamin2547
@mahamedamin2547 - 26.02.2014 04:16

Waa jjirtaa

Ответить
@khfuwn
@khfuwn - 26.02.2014 17:54

heesahaan waxaa looqaaday somalidii dadnimada iyo damiirka lahaa looma qaadin kuwa maanta jooga oo caada qaatayaasha ah. waxa nasiib daro ah dadkii nadhalay in eey libaaxyaal ahaayeen balse eey nadhalaan anaka oo bakeeyleyaal ah. 

Ответить
@MahamoudWeliGuraa
@MahamoudWeliGuraa - 17.05.2014 20:08

Somalia Somaali baa leh , maalin maalmaha ka mid ahna waxay ka dhargi kheyraadkoodo Eebe ugu mudneystay Inshaa Allal ya Ya Rabbi

Ответить
@kunciil2012
@kunciil2012 - 05.06.2014 21:18

Anigu sualaha aan maskaxdeyda weydiyo waxa kamida dhibka maanta somali u hadhay oo eey tahay iney ku cimri qatan maxey tahay misana wali u garan la yihin in wanagu ku jiro isku duubni iyo walaalnimo somaliyeed waliba anago ah dad isku luqad isku diin ah iskuna dhaqana war ilahey ka baqa oo dinta u noqda oo shacabkan dal iyo dibadba ku tabaleysan dhibka ka daaye iyo qabilka aan waxba so kordhin 24sano dal iyo dibadba waxa ku dhiban wa hoyooyin iyo caruur iyo dad waweyn

Ответить
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 - 24.06.2014 14:46

waa hees aaad u wadani u ah

Ответить
@amalaraksen1828
@amalaraksen1828 - 05.07.2014 22:46

walaal heestan waxa laqaday markay somali soomali ahayd ee shanta inla isku keeno larabay waxana sameeye abwaankii weynaa cali sugule duncarbeed una dhashay janhuuriyada somaliland

Ответить
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 - 24.07.2014 09:46

wadani dhab  waa aniga aaamusa inta kle  jawaaas yehey 

Ответить
@axmedbaago8251
@axmedbaago8251 - 29.07.2014 12:21

heestaan dhiiga iyo dhuuxa ayay i dhaqaajisay shalay somalinimo weyn ayaa jirtay lkn maanta ma aqaaan ilaahaa noo maqan somali oo wada jirtana allaha dib inoogu so celiyo amin amin amin 

Ответить
@djprince1164
@djprince1164 - 28.08.2014 18:09

wa hees ad iyo ad qiiro uleh wxana qadayo wa ubaxii qaranka ax ya wadani <3

Ответить
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 - 16.09.2014 12:36

Heestan saciid saalx axmed shaqo kuma laha beenta...waxaa curiyey saciid maxamed xarowo waxaana ku luqeeyey ardayda dugsiyada gobolka Banaadir........sidaa la soco EX-TEACHER..HAJI Miraaaaaaaf.

Ответить
@billegure2564
@billegure2564 - 11.10.2014 13:24

bille this song touch my heart .

Ответить
@cusmaanz
@cusmaanz - 01.11.2014 21:43

You fucking HAWIYE started all this WAR n now you wanna blame DAAROOD for defenfing their wives and daughters. Fucking morons. SOMALIA WILL BE BETTER OF WITH OUT HAWIYE.

Ответить
@TheKarske
@TheKarske - 23.11.2014 22:28

Abwaan xarawo Allah xafido he's one of the oldest abwaan oo hada nool

Ответить
@ayanhenna5200
@ayanhenna5200 - 27.11.2014 22:54

Maxa ka danbeyay hee in la is cuno meel walbane nalagu cuno

Ответить
@souleimanlamahuran4396
@souleimanlamahuran4396 - 09.12.2014 11:19

somali maanta surgelki lagu sameeya 90th ayaa wali kasoo kaban laanee, miyeynoogu biirtay inuu wadani dalkisa shisheeye ka gado. you know ever naïf one can't accept that issue, how about others. waar dunidani waa afar bari ee yaan isku ilaawin  ee danaha dalkeena iyo dadkeena aynu hoos ufiirino. qaadhan yaroo dad qaladi sodiran miyaa la isku qabsada mee dariimkeenii? waa Abwaan soulelamahuran oo degan paris.  

Ответить
@Mubarak24
@Mubarak24 - 26.12.2014 00:45

axyaa waddani waa dhaxalkii ay inooga tagtay towradii 

Ответить
@kossmahamed1107
@kossmahamed1107 - 09.01.2015 18:45

wow

Ответить
@kossmahamed1107
@kossmahamed1107 - 09.01.2015 18:45

masha alah

Ответить
@muscabhasan1937
@muscabhasan1937 - 12.03.2015 01:15

Heestan ilmey iga keenta Mararka qaar wadanimadu waxey tahay mo ogid waliba goortaad dalkaaga hooyo joogto balse markaad dhul qurba ah aad joogto wadanimadu waxey tahay baad oganeysaa ilaah dhulkeena noo hagaaji

Ответить
@salsa993
@salsa993 - 31.03.2015 22:55

i dont know why just somalia live in peace , but west always want this country distroyed abd internal war i want really to visit this country some day to get engage with folk as i know its cool country with very nice beaches and very poor .,



recently the west found huge reservoir for oil and gas in somalia sea but i dont think so they will let the people get any thing from the resources they will increase the political conflicts inside .


viva somalia i wish all best to you people

Ahmed from kuwait

Ответить
@jasmineroger3821
@jasmineroger3821 - 17.05.2015 12:09

Cawalo

Ответить
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed - 19.05.2015 12:44

hees qiimo leh maalmaheeni quruxda badnaa iyo dowladii kacaanka ee xor ka aheyd gumeysi dadban iyo mid toos ah intaba allow dowladnimo ayaan kaa tuugnay

Ответить
@shoelesssonofagun7938
@shoelesssonofagun7938 - 06.06.2015 00:11

heeskaan waxa laxanka saray abwan xassan farax diidaaye

Ответить
@abdulkadiromar1809
@abdulkadiromar1809 - 10.06.2015 09:11

Dalkayaga ninkii donayo inuu dud siya rabow angu didnayey ogow hestan ad ayey u ficantahay lakin mata an u malenaa in ay ku socoto oo dalkena lowada fadhiyo madow iyo cadanba malaygena iyo macdan tena iyo hawadena macan aa la wada rabaa hogamiyashenana waa caloshod u shaqeys tayal ee illaahow nogargar adiga moyee cidkale waxmaka sigeno dalkeni cidna uma maqno rabiyow nabad noo soo dadaji amiiiin yaa allaah

Ответить
@abdifatahmursal3605
@abdifatahmursal3605 - 13.07.2015 05:22

Great. Song waan qirooday walaahi

Ответить
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 - 30.07.2015 18:21

kkkkkk

Ответить
@aminaa2448
@aminaa2448 - 16.08.2015 00:27

dhiiga dhiigi

Ответить
@mohaagiindhe542
@mohaagiindhe542 - 22.08.2015 16:16

I hope one day we will be able to make sure that our country will be strongest country in the world!

Ответить
@zakariamohamed13
@zakariamohamed13 - 27.09.2015 17:27

alla yacizak
hees wey dhaaftay ilaheeyo Somalida isku keen meelkasto ey joogan

Ответить

10 причин НЕ ПРОДВИГАТЬ сайты на Тильде Web-DIUS - все про SEO и интернет-маркетинг