OOMAAR BARBAR OO XAALKIISII MEEL XUN GAADHAY WAA LA IDHIBAY

OOMAAR BARBAR OO XAALKIISII MEEL XUN GAADHAY WAA LA IDHIBAY

Xays Media

2 месяца назад

10,948 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy - 27.07.2024 05:00

Michael Jackson qoladaas wuu galay kadib buu heshiiskii ka baxay waana xiligii uu Bahrain iska degay oo dhawr sano halkaa deganaa kadib waxaa loo soo dhex maray inuu dilo dhakhtarkiisii oo qoladaa ku jiray over doses xanuun baabi,iyaha ahaa aad ugu badi baa la yiri sidii waa tii nafta lagu dhaafiyay markaa aduunka oo dhan dad bay ku leeyihiin heshiis baana lakala saxeedaa madaxwaynayaasha aduunka qaar badan baa ku jira boqorada carabta qaar badan baa ku jira bulshada waxay u soo dhex maraan dadka ay is leeyihiin bylshadooda bay saamayn ku leeyihiin lkn waxaan dareemayaa in dad badan oo soomali ah ku jiraan waana arin khatar ku ah bulsho muslim ah inay shirki noocaas ah ku dhacaan dadka aan awalba caqiidadoodu wanaagsanyn subxanallah !

Ответить
@AbdullahiMohmaed-k1h
@AbdullahiMohmaed-k1h - 27.07.2024 05:20

Omaar alla haa cafiyo amin

Ответить
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 - 27.07.2024 05:27

Search more madax somali waa ku jiraan fanaaniin waa ku jiraan and hogaamo dhaqameedo waa ku jiraan , kuwo xataa masjidada ayaa la yidhi u gala haaa yes ha yaabin 100% true ( fahad yasin , mahdi guuleed , farmaajo !! Member from illamunati ) ogqanshu uun , waana xaaraan in eey umad islam ah hogaan u qabtaan se dadkaa madhan , fariintaana gaadhsii islam ka waa kugu qaan ilaa maalinka qiyaamaha , subxaanallah wa Alxamdulillah walaahu aclam na and Allah yaxfidkum

Ответить
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 - 27.07.2024 05:27

Seeck for more information people

Ответить
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m - 27.07.2024 06:27

Run , Boss waxaan kugu raac sanahay in ay dad kaan ay jecel yihiin inay iska dhigaan in ay ka mid yahiin calaamada seder xagal ka , waxay faan u arkaan shaydaan la caabudo😂

Ответить
@aluul6875
@aluul6875 - 27.07.2024 07:35

Omar oomaar quraanka halagu boobsiyo wallahi wiilkaa waa kanaxay iyo kuwa kale sidan camal loo galay

Ответить
@JojoSeylac
@JojoSeylac - 27.07.2024 08:48

Warkiisa kuma aan qancin cabduqadir boos wax buqarshe

Ответить