CODKA UBAX — Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi

CODKA UBAX — Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi

Codka Ubax Podcast

3 года назад

83,270 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@NimcoCali-vr8xn
@NimcoCali-vr8xn - 24.03.2025 02:32

Masha allh murti iyo qurux❤

Ответить
@ayanwarsame7389
@ayanwarsame7389 - 27.02.2025 19:13

Masaajid Cawaale 😂😂😂

Ответить
@HaMiD12.
@HaMiD12. - 26.04.2024 23:27

Sadiq burmad so fadhisiya

Ответить
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht - 27.01.2024 23:28

❤❤❤❤❤

Ответить
@najahwarfaa2946
@najahwarfaa2946 - 10.01.2024 19:54

Barnaamij nafta xiisa galiya❤

Ответить
@apdisamedbulshawi7904
@apdisamedbulshawi7904 - 30.11.2023 22:55

Vediogan umaansan iman inan dawado lkn abwankas magacisa ban Rabay mise Wxi aan u raadinayaybaba halkan U kaga Hadlaya 😢

Ответить
@anwarupdyrahman4671
@anwarupdyrahman4671 - 29.10.2023 14:19

Ответить
@princesshappy235
@princesshappy235 - 16.09.2023 13:49

1 year ago😢

Ответить
@lakifarah8715
@lakifarah8715 - 09.07.2023 19:46

❤🎉

Ответить
@ilhaanosman3323
@ilhaanosman3323 - 09.07.2023 12:06

Maxmed xashi dhamac gariye ilaahow u naxariiso🥺🫶❤️

Ответить
@Biladsame
@Biladsame - 02.06.2023 21:07

Hadal xaqiiq ah

Ответить
@samihasaid4271
@samihasaid4271 - 24.05.2023 00:26

Ismaaciiloow Xasan dhuxul laabsaalax noo keen 😢❤

Ответить
@samihasaid4271
@samihasaid4271 - 24.05.2023 00:22

Ismaaciiloow waraysigaan waa waraysigaaa ugu jeclahay waraysiyadaada wa kalkii 3aad ee aan dhamaysto noosoo badi waraysiyada suugaanyahanada maadaama aan dhalin ta danbe nahay aad baan ugu baahanahay anigu kuma sii jiraba iska fahanoo from muqdisho 🥰❤️❤️

Ответить
@abdulibnuali99
@abdulibnuali99 - 17.05.2023 19:50

Ismaaciilow sxb abwaan dhuxul laab saalax mastaxan isnoo keen dee wll

Ответить
@mustafeosman3307
@mustafeosman3307 - 14.11.2022 16:34

Hhhh

Ответить
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 - 04.11.2022 15:27

Xasan dhuxul laabsaalax inoo keen pls❤😢😢

Ответить
@carafattubeec4304
@carafattubeec4304 - 06.09.2022 11:15

Ar sow ka ku idhi iga koo mad ka goysid wyo inay dawanaysa laga yabaa

Ответить
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 - 23.07.2022 17:39

Maaaash allaaah keep going sister qaaali ah qiimo akta fadhiido ❤👍🥺

Ответить
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 - 07.07.2022 12:22

Waxa so fiiriye muqaladii hore lkn waxa dareme in dadkii muqalka raban oo waqty badan kulumiyse

Ответить
@phankahph5433
@phankahph5433 - 28.06.2022 12:09

Codka ubax is my favourite tv reality

Ответить
@deeqa12ibrahim95
@deeqa12ibrahim95 - 21.06.2022 17:10

Mansh allah codka Ubah

Ответить
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 - 14.06.2022 17:05

Good Voice
Good Quality
Good Two Person

Ответить
@amuubintunour2880
@amuubintunour2880 - 12.06.2022 14:09

My Abwaan 💝

Ответить
@hamdaabdillahi5143
@hamdaabdillahi5143 - 12.06.2022 12:27

msha allh

Ответить
@abdinasiromer7104
@abdinasiromer7104 - 18.05.2022 20:17

Codka ubax dhegahaygu way iska simacaan sanayan dhagaysigiisa✊

Ответить
@akrmhussein4488
@akrmhussein4488 - 06.05.2022 00:59

Ismail and abwankyga wN idin salamaya dhamaantiin runtii aad ayn idiin salamaya

Ответить
@abdiyuusuf3605
@abdiyuusuf3605 - 01.05.2022 10:29

Baga ayaanad uga jarin ubaxow mshadsanid

Ответить
@nimoqawdhanmagan5545
@nimoqawdhanmagan5545 - 13.04.2022 22:17

Ismail iska warran horta wllhi wankugu bogadinya kusoco hawsha iyada❤mawduca same islha lkn adaba sameyay igna khibrad batay masha allah

Ответить
@filzanhussein8188
@filzanhussein8188 - 23.12.2021 18:37

Cawaale wlhi wan ku haystaa😭😭💕 ilso hdl plz

Ответить
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 - 15.12.2021 19:19

What Cawa wiiilkn codkiiisa xatta one minute Ku cajisi jirin bn tooos u arkaY😫💔

Ответить
@sakariyeaxmed4956
@sakariyeaxmed4956 - 22.11.2021 13:57

Wll 2manso ayaan sameeyey lkn wn labaqanaya oo waxan isleeyahay waalagula yaabin

Ответить
@abdishakourosman5118
@abdishakourosman5118 - 22.11.2021 03:01

Cawaalow qofka jacayl aan guulaysan soo maray, waxaa layidhaa GIDAAR BAA KU SOO DUMAY, markaa imisa gidaarbaa kugu dumay?🤣

Ответить
@nasriinibraahim372
@nasriinibraahim372 - 20.11.2021 10:17

Waa layga guursaday awaay ? !!!

Ответить
@umalitamukhtar8837
@umalitamukhtar8837 - 19.11.2021 19:22

My favourite Codka Ubax 💕

Ответить
@craxiin_key797
@craxiin_key797 - 19.11.2021 12:45

Halka yad wad ka jaarysaa aya ka dhacday😅😅

Ответить
@yacquubxalane6019
@yacquubxalane6019 - 17.11.2021 22:44

Horumar wacan ismaaciilow jaalle

Aan kaa Codsado e
Farxiyo lama filaan soo casuum.

Ответить
@saambaismacil7418
@saambaismacil7418 - 17.11.2021 04:55

Mashaa allaah

Ответить
@hamdabiite9901
@hamdabiite9901 - 16.11.2021 01:32

Ismail Codka ubax Codkaagoo kaliya Ayaa igu socda🥰

Ответить
@hodoarab6748
@hodoarab6748 - 15.11.2021 21:06

Hore u soco codka u bax

Ответить
@hodoarab6748
@hodoarab6748 - 15.11.2021 21:06

Masha Allah quruxlow ismacil

Ответить
@Shootpower
@Shootpower - 15.11.2021 14:40

Mar la aragyaay mar waxaan iri matufaaxiyo miro canabaa mise waa dabah wiilka midabkaa

Ответить
@mubaarikmahamoud2855
@mubaarikmahamoud2855 - 14.11.2021 09:28

Rag jabkii ka shekee, dumarna badhaadhahood.Cawaale dooobinimadiisu way fogatay.😂😂

Ответить
@Nasir-dhag
@Nasir-dhag - 14.11.2021 09:14

Codka Ubax waan ugu hambalyaynayaa tallaabada hore-usocodka leh, sidoo kale axbaabta ku xidhan iyo dhagaysteyaashii isku beddeley daawadeyaasha ayaan ugu hambalyaynayaa taageerada ay siiyeen Barnaamijlyada Ubax.

Abwaan Cawaale aad ayaan u salaamayaa, wax badan oo wanaagsan ayaad nagu biirisay.

Ответить
@nuurtomohamed9094
@nuurtomohamed9094 - 13.11.2021 22:48

wan so dhawynayaa in codka ubax halkan imid anaa ku badan halkan in aan wax badan ka dawdo welcom ismo

Ответить
@im_vitaminb20
@im_vitaminb20 - 12.11.2021 22:44

Yaxye yeebaash next

Ответить
@xananyasiinmaxmed7789
@xananyasiinmaxmed7789 - 12.11.2021 21:49

Coodka ubax ruunti waan Ka hela wallo keep going 🥰😍♥️

Ответить
@suldaanjaamac5263
@suldaanjaamac5263 - 12.11.2021 16:02

Waxaan rabaa wll inaan tijaabiyo hibadayda pls

Ответить