Комментарии:
Nin jahoow
ilaah ka baq
Ma jecli inaan meel wax ku qoro laakiin markaan arkay ninkaan suu u hadlaayo ayaan is iri bal wax yar ka dheh.
Ninkanoow waxaan ku iri marxuumkaa ilaahey la hortagay camalkiisii en maanta is difaaci karin ee ahlul quranka ahaa markuu bari allah hortiisa ku qabsado maxaad isku difaacin.
Tankale ma ku faraxsantahay inaad meyd xante tahay war hoy ilaahey ka baq oo naftaada dib ugu noqo.
Allow ku hanuuni
ОтветитьKashkaba hadaad shiikh utaqaan maanta kadib wax kaama qaata
Waana qalad in maanta aad sh cumar faaruq kuwan barbar dhigta
Hada adiga amad kishki okale noqota ? Kishki waxa ligu edeya inu saxabaa cayo inu hesha baneyo iyo dumarka qawan inu rumeysanye inu binadamka danyer kasojedo
Salafika waxad kashegtay wa been maxayelay sh maxamed rashad iyo sh musdafa ismail harun wax shekh u aha sh. Maxamed macalin oo ikhwanu muslimin aha ashcari inu ahana lashego shekhoda way amanan un iyago waxkashegi ma arag . Marka wasiyicyada cusub ee hada aad qadatay laftirkeda quluwi ayad kusameysay . Tankale khawarij asxabti aya waxbartay dhibka ay sameyen wala oga maladhihi kara fikirki asxabta aya dhibkas kenay?
أحاديث احادmaxaa ka aaminsantahey
ОтветитьWaa dhawayd baad riyootey awal waa lagu fahmijirey qolkii markaad kabaxdey jeeb baad gashay
ОтветитьWlh kan badbaado la baxay fitno ayuu dhexda kaga jiraa, mar uu suufi inoo amaano, marna uu kishki inoo buunbuuniyo ayuu veiws ku raadinayaa.
ОтветитьNifaaq ba kugu jira wllo iska badal salafku waa ummada oo dhan suufi iyo ikhwaan ama tabliiq ama ictisaam shalay bilaabmay ma ahan dadka markaad ku dahaysid culimada salafka halaga weecdo
Xadiiski nabiga calayhi asalaaam
Ummadayda waxan uga baqaya kuwa baadiyeeya
Adiga oo kale side ugu diirata salafka ina looga weecda arintaas waxay ku tusaysa nifaaq
❤❤❤❤
ОтветитьIlaahay ka xishood oo sheekh cumar faaruuq Ilaahay ha u naxariisto haku sheegin munaafaq oo Kishki hala simin. Meel fog ayaad gaadhay oo xun oo aan wanaagsaneyn runtii
ОтветитьNinkii saxaabada cayn jiray baa sheikh ah.
ОтветитьWar alle ka baq oo waxa aad ku hadleyso ka fuirso irsaaqaddu yeysan meel daran ku galin
ОтветитьAsc sh badbaado. Waxan u maleynayey. Sh Omar faruuq abihis inu yahay ma qalad ban modey tolow?
ОтветитьBeenta meesha kalatag oo culumada dhimatay haa kubeen abuuranin
ОтветитьShiiq badbaado waaku taageeraa
Allaah ku barakeeyo
Allaah kheer ku siiyo
Allaah kaa raali noqdo
niyow salaf ma ahi, balse hadalkaaga waxaa ka muuqda in beenaale kishki aad dhaheeso hadalkiisa waa run.
beenaale iskama dhahayee ee waan wax aan ka arkay mar walba wax cusub sheega axaadiista nabigana dura. Niyow hadalkaaga waxaa ka muuqda in aad SH Cumar aad u nisbeesay munaafaqnimo.
waa been been been been
Ответитьوالفتنة اشد من القتل
ОтветитьKishki wa gaal ama wa munafaq midna dhihi maayo wayo cilmiga an ku gaaleysin laha wali ma anan gaarin balse waxa dhab ah o afkiisuna u ka yiri heesaha dhagesigoodu waa xalaal nacudu bilah qof nuucaas ah magaca sheekh se ugu wici karta ?waxyaabihi asasiga aha ayuuba kala saari la 'yahy
ОтветитьIslaamka ayuu gaalaysiin jiray faaruuq
Ответитьasc wlaalaw wadadaa aadhayso kanoqo oo allaah kabaq
Ответитьwadaad matihid lkn warkaan aad markasta aad kusoo celiso oo ah ciriigii aan kujiray ayaan kabaxay waxa waaye waxaan noqday qunyar socod oo ah munaafaqnimo waxaan kuleeyahay kusoo dhaboow naarta jahannama halkaasna kawad
ОтветитьWarkaaga waxbaa kuhoos duugan ee warka cadee
Ответитьويقول الإمام أحمد بن الأذرعي رحمه الله تعالى:
"الوقيعة في أهل العلم - ولا سيما أكابرهم - من كبائر الذنوب"؛ (الرد الوافر: ص 197).
Sidaan miyaad keentay? Qoffkii raac raaca ceebaha dadka iyo culimada, Alle tiisa ma asturayo. Walaal hawshaan aad ka hadleyso waa hawl aan munaasab ahayn. Khilaaf iyo shaki ayaad dadka ku abuuraysaa. Shaqo aan Culimada ahayn raadso. Sida aad noo sheegtay baadiyaha ayaad ka timid sagaashameeyadii waana dhibka ku haysto ilaa hadda. Kolery berrina waji kale ayaa lagaa sugu oo waaysha ayaa ku badbadelayo. Hadda Sheekh Cumar Faaruuq fahamkiisii waad durtay waana xamatay. Slla hakaa cafiyo. Sherkh aad wax ka baratay inaad wax ka shergtid waa nusqaan iyo caqli xumo! Saaxiib wax baro, ama dadka diin u sheeg oo cibaadayso. Laguuma dirin inaad dadka caamada ah wareerisid. Sidii aad shalay u wareersanayd ayaad weli u wareersantahay. Dhibka soomasli haysto waa dhib ay keeneen jabhado iyo diyaasiyiin xukun doon ah oo dadkiu qabyaalad iyo qabiil isugu diray oo dawkadii iyo Qarankii unadda dumiyay. Wuxiu kaloi dhiba ah ee jira waa un fawdada ka dhashay iyo firaaaqa iyo maqnasnshaha dawlad Qaran. Ma aha danbi ay culimadu gashay. Ilasmasnta waxa xukunka isku haysta ee dhalinyarada bilaa mustaqbalka ah dhigay waa siyaasi iimaan la, qab-qablayaa siyaasadeed iyo maamul goboleedyo shisherye u raran oo aan ka shaqaynaynin danaha Qaranka!
ОтветитьKusaliya rasulka Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ОтветитьAdaa khatar ku Jira Haddad kolba meel isku badaleyso,
ОтветитьHadii arinkaa is badalay ma ahan in gafafka culimadii aad wax ka aqrisan jirtay aad baarto oo weliba aad uso tubo rascdo kuwa aan waxba aqoon oo copy ah hada midka sheekh ku shegeyso waa kii yiri biniadanka danyeerko kaso faracaa
ОтветитьWr waan kaala noqdey aubscribkaaga
Hadda ma sheikh cumar faruuq dr sheikh shibili iyo kishkii isbarbardigeysaa bisinka
Wxaad hilmaamtey fikirirkaan xun ragii keeney carabta ahaa iyo dhaqamkooda adag naxariista laga siibey
Hadal xikmad ah wuxuu ahaa
Weel kasta wuxuu dhididaa waxa ku dhex jira
Camar faaruuq wax ow aaminsanaay caqiidadii fircown oo eheyd rabi inow Jiro cirka
ОтветитьIlaahban kudharte xili waxaa jirtay aan aaminsanaa firqadan katirsanaa mooye wixii kale inay baadi kusugyihiin maalintan jidkas ka leexday ee umada ilaahay uwada arkay inay ii simanyihiin ayaan ciriirigas kabaxay inaad qolo waardiye iyo taagero unoqotid waxaad iska xayirtay fursado iyo dhexgal bulsho oo aad cilmi badan kafaaidi lahayd.
ОтветитьSh cumar faruuq diin iyo aqoon iyo Alla ka cabsi baan ku baranay ... Allah Qabriga ha ku janneeyo...
Kishkina zandaqa iyo munaafaqnimo iyo Alla iyo Rasuulkiisa lagu been abuurtaan ku baranay...
Shaki malaha inay beentiis tahay...
Adigana xirta kishki Alla ha kulaso xashriyo qiyaamaha
Armaad barigii hore roonayd
ОтветитьAad ban uga xumahay in aad ku gafto sheikh marhore geeriyooday.
Si mutaxan oo toos ah wax uga sheeg adigoon u qaniinin sidi dooliga.
Waxba ha afuufin macduur Baad tahaye
Munaafaqnimo iyo sheekh cumar faaruuq ha ku near tagine qurufaadķaaga wado
ОтветитьCulimada badankood waxey aaminsaneen ayay dadka u sheegaan=culumada badankood waa munaafaqiin
Waagii hore na waan ku aqaaney cilmi maadan ku hadli jirin hadana waad dhiiqeysantahay lkn ilbax ayaad ismoodeysaa
Warkaaga nuxurkiisa markaan sii dhageystey waxaa iiga soo baxey
●inaad aaminaada culumada ay caamada ku qabaan
Yaa badalkood galaya marka
Ma adiga iyo kishki tolow? Mase fanaaaniin iyo malaaxido &falaasifo
●Hadana waxaad iska dhigeysaa nin culumada ixtiraamaya oo jecel adigoon wax ba u reeban
●aniga ma oronayo culumada waa malaaig oo culumda sida ay umadda u wareertey ayay u wareereen lkn hadalka sidaad u dhigeysi waa curudo kugu jirey oo alle inoo cadeynayo
(ام حسب الذين في قلوبهم مّرض ان لّن يخرج الله اضغانهم)
●hadalkaaga aad iyo aad ayuu khatar badan u xambaarsan yahay waana mindi aad dhabarka ka galisey culumadaadii lkn waxaan sugeynaa halka aad ku socoto marka aad gaadho iyo waxaad ka dheefto
●alle haku hanuunsho oo haka soo celiyo isla qumanaanta

AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
ОтветитьAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
ОтветитьWaxaan utamaninaa sh cumar
Qeyr Allaaha unaxariisto
Asc sheeq badbaado aniga horta aqoon iyo cilmi malihi lkn fikirkeyga ayaan kuu soo jeedinayaa qof dhintey wanaagiisa oo kaliya ka sheeg haduu wax qaldey iyo hadii kaleba meeshad ku maqashey uga tag ileen isaga wuu dhintey oo su aashaas dib uma waydiin kartid laga yAabe in uusan dhihinba
ОтветитьFiyuuska culimada baabkooda ha galin oo arsaaq ha ka raadinin qof dhintey oo aadan dhihi karin i cafi kuwa nool waxaad haa lkn qof dhintey oo intaas oo cilmiya ka tagey in aad fiyuus ku raadiso wll ilama qurux badno
ОтветитьWaxaad tahay qof dadka ay aad udaawadaan lkn aduunyada meel qaldan yey kaa tuurin qof dhintay in aad qeer ka sheegto mooyaane iska ilaali
Ответить