ERDOGAN GUUL TAARIIKHI AH AYUU HELAY HUBKA WAY DHIGEEN KURDIDA

ERDOGAN GUUL TAARIIKHI AH AYUU HELAY HUBKA WAY DHIGEEN KURDIDA

ANNAGA PRODUCTİON

3 дня назад

12,974 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@MUSLIN1111
@MUSLIN1111 - 20.05.2025 13:01

Thanks ustaad🎉❤

Ответить
@AdnanKhadar-y1r
@AdnanKhadar-y1r - 20.05.2025 13:03

Ilaahay waxaan ka rajaynaynaaa
In uu guuleeyo meelkasta oo dhaqdhaqaaq islaamiyi Ka jiro
والعاقبة للمتقين

Ответить
@Qaamuusle
@Qaamuusle - 20.05.2025 13:05

Mashallah waa xaqiiq in turkidu diyaar uyihiin soo saarista Saaluxudiino faro badan

Ответить
@djamamoumin23
@djamamoumin23 - 20.05.2025 13:05

Horow soco anaga production

Ответить
@Normalone-g9i
@Normalone-g9i - 20.05.2025 13:06

Ustaad maxey ka dhigantahay xuskii ATATURKI oo Mogadishu lagu qabtay.

Ответить
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 - 20.05.2025 13:23

Jassakumullahu kheyr shukran lakum mo'alim annaga production jiro joog❤️❤️❤️🙏🙏🙏🎊🎊🎊✊✊✊👑👑👑

Ответить
@MukhtarUpfi
@MukhtarUpfi - 20.05.2025 13:35

Abdi rashiid sheikh mahadsanid ustaad❤

Ответить
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr - 20.05.2025 13:38

kurdida wa dad tariiq ahaan diinta ku adka lgu yaqaan wa dadkii qudus xuryey Hogimyihi islaamka Salaxu din al ayuubi wana sababta calamka ukala jaren dowldo kala duwan racsiyen Dhbtada kala kulman turkida faruuq luqadeed mid & suriya sdkle & ciraq iyo iraan

Ответить
@hiddoomediaproduction6240
@hiddoomediaproduction6240 - 20.05.2025 18:05

Somalilda waxa ku dhacay cudur turkey jecel ah waayo turkey waaa duli xun ogaada somaliyey meel u islaamka waxa ugu qatbmmry ma jirtooo

Ответить
@Waaberiacademy.10
@Waaberiacademy.10 - 20.05.2025 21:22

Saxiib wariye ayaad noqotay 😂sidada hore noosonoqo,please 😢😢

Ответить
@FadhiJaqalabirr-py3it
@FadhiJaqalabirr-py3it - 20.05.2025 22:46

Markaa muxuu turkigu sidaas ugu galayaa dadkaas luuqadooda maxaa lagu diiday dhaqankooda maxa lagu diiday xuquuqdoodana maxaa hoos laagu dhigay ... Tusale. Anigu waxan joogaa itoobiya wakhtigii xaylasalaase waalays gumaysanayay luqada axmarada kaliya ayaa lagu hadlayay .....
Lakin hada waxa dugsiga lagu dhigtaa 1aad ilaa 8aad af-soomali. 9aad ilaa dhamaaka jamacada Eglish. Kililka 5aad waxa uu leeyahay saamaigiisa iyo dhaqankiisa iyo maamulkiisa. Lakin kurdiyiintu maxay sameeyay

Ответить
@KaafiCabdi-t5d
@KaafiCabdi-t5d - 20.05.2025 23:37

Sxb waxa kaso hadasha waxbarashada dalka somali

Ответить
@EngineerSaidguure
@EngineerSaidguure - 21.05.2025 00:46

Waxan ahay mid kamid ah dawadayasha aan al barnaamij dhaafin ustaad

Ответить
@AbdiAgood
@AbdiAgood - 21.05.2025 03:12

🎉❤Guul turkey 🎉❤😮🎉🎉🎉❤

Ответить
@CawilMadaxey-m4k
@CawilMadaxey-m4k - 21.05.2025 21:44

Guul turkiga

Ответить
@naazi7952
@naazi7952 - 22.05.2025 10:10

IBRAAHIM TRAORE KASO HADAL

Ответить
@Qaynuunchannel
@Qaynuunchannel - 23.05.2025 01:05

Ibrahin trotore kaso hadal zHip plse🙏👍

Ответить