Afka hore Ee Taranka dumarka waxaa ka soo baxa Wax u eg buro maxay tahay buradaas By. Dr cadceed

Afka hore Ee Taranka dumarka waxaa ka soo baxa Wax u eg buro maxay tahay buradaas By. Dr cadceed

Dr Cadceed

6 лет назад

282,655 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@halima-iz7om
@halima-iz7om - 17.01.2022 23:56

Aniga waligay ma gursan wana isku arkay wuna ixanuna wu labta mar mar ayana isku arka maxa dawo u ah

Ответить
@carfooninaahmed5489
@carfooninaahmed5489 - 15.02.2022 20:15

Dr waan ku salamay nabarkan waa iga so baxay dhaqtarka waxu yir waa laga qaala asaga dhaan

Ответить
@aalaahmed6023
@aalaahmed6023 - 18.02.2022 22:17

Dr iso jawab suu,aalban karaba

Ответить
@najuubbe151
@najuubbe151 - 22.03.2022 16:36

Dr qof qab uur ma qaday mise samanay isosheeg

Ответить
@farxiyaclahi5498
@farxiyaclahi5498 - 26.03.2022 06:46

Jasakala khayr wlll nabarkasi waa igu yaal dhakhtar waan ady lkn wali waxba iska may kay badalin qof saas I fahansiyana wali maan arag alle khayr haku siiyo

Ответить
@sacdiyaaxmedibrahim1156
@sacdiyaaxmedibrahim1156 - 12.04.2022 09:08

Xanuunkas xanuunka dadka somalida Inta badan gubaan miyaa fadlan iga caawiya

Ответить
@abukarmuxumed6011
@abukarmuxumed6011 - 17.04.2022 21:10

Alla maalmo ka hora isku arky waxan islhaa minki mkuso dhcy wax xnun mku qawi alxm lkn antibiotics ma qataa dr ijwb jwbtda waa ii muhiim fadlan fadln hoyo 4cruur hysata ahy waa naxsanaa allah jnadi frdwso hka warsbiyo dr jwb deg deg anka helo please

Ответить
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 - 26.04.2022 09:09

Asc dr xgee fadhistaa waa lugu bahanyahay allah ku axfide

Ответить
@kiinjaciir6794
@kiinjaciir6794 - 27.04.2022 14:14

Ano 13jir ah ayuu igu bilawmay alaa hada isku arka marku ixanuno wa ladilacica lee

Ответить
@munafaarax753
@munafaarax753 - 17.05.2022 21:37

Mahatsanit Dr amiin yarabiy

Ответить
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 - 26.05.2022 14:15

Asc dr xgee fariista wana mahasntahay

Ответить
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 - 26.05.2022 14:15

Telkag noo soo qor dr

Ответить
@iqroaliahmed6383
@iqroaliahmed6383 - 24.06.2022 17:33

Asc1😭

Ответить
@khadiijoabdullahi3095
@khadiijoabdullahi3095 - 05.07.2022 13:14

Mahad sanid Dr jazaaka llaahu khayran taladaada ayaan qaatay waana laygu qaly

Ответить
@khadiijoabdullahi3095
@khadiijoabdullahi3095 - 05.07.2022 13:15

Alxm

Ответить
@ahmedjimcale3748
@ahmedjimcale3748 - 17.07.2022 19:44

Dr dawo maleeyahay adoo raali ah

Ответить
@hilaacomaxamedabuukar3215
@hilaacomaxamedabuukar3215 - 22.07.2022 19:14

Allaha kaaga awaal Mario dr

Ответить
@doosacadey3763
@doosacadey3763 - 17.10.2022 21:03

Mahasanid Dr wlh waa xanansanahay lkn sida wax kaga fahmay qof ifahansisay mabarag thanks

Ответить
@xayatshirenuur1614
@xayatshirenuur1614 - 23.10.2022 14:45

Ani wa igu yalaa 😭😭cudur amuu yhy

Ответить
@xayatshirenuur1614
@xayatshirenuur1614 - 23.10.2022 14:47

Lkn ani fart hadaa ku tabto xogaa dareen daremaa

Ответить
@xayatshirenuur1614
@xayatshirenuur1614 - 23.10.2022 14:56

Dr
Hal isoo jawab pls
Mar mar kababiiyo cmL isaraa

Ответить
@leylohusein356
@leylohusein356 - 11.11.2022 18:45

Mhdsnid wllo

Ответить
@cadeyabdirizak4900
@cadeyabdirizak4900 - 03.12.2022 21:33

Dr waa waxa ey guban dumarka wexey dhahan galaa ladhahaa weyna gubaan wax xanuna lama daremo marki lagubayo qoyaan badana wu kayimada

Ответить
@Annuumohamud345
@Annuumohamud345 - 12.12.2022 22:51

Jazakllh Dr

Ответить
@neimadheman2276
@neimadheman2276 - 02.03.2023 15:53

Dr shugran ilahyi khyr ha ku siyo lkn wan isku arkayi mudo 5. cisho ayan leyahyi wuna cusbyahyi ee ma dhakhtar ban Ada mise siyabo kal lagu daweya iso jawab balse😪😪😔😔

Ответить
@amnah592
@amnah592 - 27.04.2023 06:19

Cudurkan waxa ku arkay gabdho badan oo kasheganayo lkn wee qariyaan inta badan xishod dartiisa
Hadana somalidena maba fahansano wax ceeb uarkan lkn ajanibta si xoowli ugu hadlaan
Dr adigana aad umahdsantahy qofka kaliya oo somali kahadlayo an arkay aya tahay

Ответить
@gaaridiiguntuuciishaay
@gaaridiiguntuuciishaay - 30.06.2023 09:30

Waaan iskuu arkaaay wlhy wax ween baa igasoo baxaay😢

Ответить
@gaaridiiguntuuciishaay
@gaaridiiguntuuciishaay - 30.06.2023 09:32

Waxasi waa igaso baxeen lkn Dr aan yutuubka kaa arkay waxu yidhii waa miinkii oo so baxaay

Ответить
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 - 24.07.2023 08:34

Ilaahow cimriga iyo cfamaadaka ku ziyaadi

Ответить
@faadumomaxaedjeelle8753
@faadumomaxaedjeelle8753 - 02.08.2023 19:17

Dr markii ugu horesay an isku arky waaye scaado kadibna wuu baabay wx yaabo looga hortagi karo noo sheeg plse iso jwb

Ответить
@LeylomcnMcn
@LeylomcnMcn - 07.09.2023 23:18

Manta maho walhi

Ответить
@XamadiCalinura
@XamadiCalinura - 11.10.2023 14:54

Gabar aan wali la guursan maku dhici karaa dr

Ответить
@maryamahmed7466
@maryamahmed7466 - 19.11.2023 19:09

Thanks dr aniga hada kahor ayan isku arkay waana lega gubay kadibna uur ayaan yeeshay lkn hada xanun ayaan dareema xaga lugaha ah

Ответить
@hudaibra2099
@hudaibra2099 - 14.12.2023 02:15

Dr manta ban isku arky wlh xnun na wn daremya uur malagu qaadi kara aso kugu yaal 😢

Ответить
@HannyQurux-ei2qg
@HannyQurux-ei2qg - 22.12.2023 00:50

Dhanka hose iyo dhanka koreba wu iga so baxey gogasha xanun badan kudarema😰😰😰

Ответить
@hilaladen6441
@hilaladen6441 - 02.01.2024 17:40

Asc walalaha muslinka ah ee mesha ku jira waxan ka codsanaya cidii haysa lambarka dhakhtarka in ay ila soo xidhiidhan dhawr gor ayan comanti soo qoray manta tariikhtu waa 1/1/2024

Ответить
@WanaagJecel-q7n
@WanaagJecel-q7n - 08.01.2024 06:55

Wll hadaanba laxanuunsahay waxaas

Ответить
@xamdimaxamed3965
@xamdimaxamed3965 - 18.01.2024 16:33

Aamiin

Ответить
@Bilannita
@Bilannita - 20.01.2024 14:37

wa isku arke dr mudo badana qarsanaye wa ina dhaqtar ada mahasanid

Ответить
@SucadoXasanaxmed
@SucadoXasanaxmed - 27.01.2024 12:20

Dr ani intii 6 sana waa igu yal lkn waxa leydhahay waa la guba

Ответить
@mawliidmaxamedciise7405
@mawliidmaxamedciise7405 - 19.03.2024 05:07

Tell dhakhtarka ayaan rabaa

Ответить
@AminaSahro-o7q
@AminaSahro-o7q - 22.03.2024 04:48

Shukran

Ответить
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n - 19.04.2024 17:17

DR ALLHE CIBRIGA HABARAKEYO SADEX SANO UUR MAYELAN ISAGA IDAWE YEE

Ответить
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 - 19.06.2024 14:14

Wcs jasakallaahu khayr dhakhtar

Ответить
@GamaalaAbdinour-fq2du
@GamaalaAbdinour-fq2du - 31.08.2024 23:25

hadu igu yaala wuu buurtay 😢mahadsanid

Ответить
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 - 03.09.2024 00:49

Aaamiiin

Ответить
@boqoraddasoomaaliyeed567
@boqoraddasoomaaliyeed567 - 11.09.2024 06:31

Aniga wan isku arkay wanan wayay hadana

Ответить
@bintubashirmuxumed9688
@bintubashirmuxumed9688 - 14.09.2024 22:33

Dr. Maxa sababo unu sii bato oo si faafo oo lkin maa waweeno wuu yar yar yahy

Ответить
@DiamondGirl-o8m
@DiamondGirl-o8m - 23.09.2024 20:55

Yan tusa marka 😢😢 alla xta lacg ani ma hysto hooyona maxa ku dhaha

Ответить
@boqoraddasoomaaliyeed567
@boqoraddasoomaaliyeed567 - 08.10.2024 15:26

Aniga u haya wlo

Ответить