Комментарии:
Niman badan oo fiican ayaa jira nimankoo dhan maxuma.
Niman ilmahooda school geeya meelwalba geeya ayaa jira.
Naago badan oo xune weey jiraan oo qaar kamid'ah ilmo bes ninka karaadiya si eey guri koonsil u helaan.
Gaalada dad badan oo xun ayaa jira iyo dadfiican.
Wadan wada fiican majiro wadan wada xune ma'jiraan.
Naarta iyo janada dadka ayaa loo suubiyey oo qof walba waa laxisaabin kiifiicnaado janada ayaa lageeyn kii xumaadane naaru'jahanamo ayaa lageeyn.
Hadeey dadkoo dhan wada fiicnaan lahaayeen, naar ilaaheey masameeyeen.
Naag walaa nin qofwalba meesha uu shaqeeysto ayuu galaa, taas qofwalba waa ogyahey.
Qofwalboow aduunka inta lanoolaanaayo waa wax yar ee qof walboow ilaaheey kabaq qof hadulmin naar ha'shaqeeysan.
Sorry sister 😭 caruurta alla ha ku so dhaweeyo
Ответить