Комментарии:
hees tii runbaynoqotay
ОтветитьMAANSHAA ALAAH HADAL WAA RUN KAMA REEYS SOOMAALIWEYN FROM SAYLAC AWDAL GABILEEY
ОтветитьSSC WOOOOOOOW XIGMAD SOMALIA HA NOOLAATO
ОтветитьFanaankan caadi ma ahaan runtii waa Rageedii.
ОтветитьMasha alàah abwaan reer hiiraan runta ayuu hadley aad baan u qiirowdey heestan ahey ka hadlee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲👍👍🇸🇱🇸🇱🇸🇱
ОтветитьDARBADA WAAN KULA QABEE DAWOOBAYE CAAFIMAAD WALAAL DAXALKA ISKA MAYR💙❤️🇸🇴
ОтветитьWaa sax
ОтветитьDarwiish SSC KhaaTumo State🇸🇴🩸✊💪
ОтветитьAllah Runbadanaa GuuL🇸🇴❤️✊💪
ОтветитьSoomaliya hanoolado 😍😍😍💯🇸🇴
ОтветитьMasha alah xifdulah midnima donka somalia
ОтветитьWlahi heestan darenkeygaa lagu cabiray ayan dhihikaraa somalia is one from kismayo somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥😘
ОтветитьWa runta somali wa mud❤❤❤❤
ОтветитьXigmad baa lagula hadlay waa hadeey fahmayaan reer hebel🤔🙄👌🇸🇴💪
ОтветитьGuul iyo abaawan
ОтветитьThank God I thank God you have a wonderful day love I hope have saved 😱😱😱
ОтветитьDawoobaye caafimaad 😂
ОтветитьWadani dhab ah oo jecel wadankiisa waan ku fahanay ereyada qiimaha badan
ОтветитьAsc
ОтветитьAwdal states of somalia waa midnimo somalie ugu kalaya
ОтветитьLove ❤️ from NFD
Who's watching 2023😢❤❤
Hambalyo rer SSC❤❤❤❤❤
ОтветитьMaantay si rasmi ah u qirteen inay doonayan xamar 🎉🎉
ОтветитьAstanta dalkena iyo muqdisho waa noo daladee ❤❤❤
ОтветитьWale hestan manta wey rumowday garadadi sool manta wa xur heskasto marbe rumowdaa❤❤❤❤❤❤❤
Ответить2 sano kadib heestan waa rumoydey garaadada sool waa kuwaa midnimo doonka ah ❤❤
Ответить🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁❤❤❤❤😭😭😭🙏🙏❤❤
ОтветитьErayo waa kuwaaan walee abwaan waaye
ОтветитьSiciid Da'ud Masxaf shamuuri buu u cod eeg yahay. Masha Allah midnimaa ina wada deeqda❤ anigoo reer woqooyi ah baa midaas kula qaba walaalow gacaliye.
ОтветитьKuma jiro dhagaysigeeda.
ОтветитьWixi shalay kalumayna ana kene gow darenkaygiyo cindigu wu didanye sida qalbigaga gali
ОтветитьWixi shalay kalumayna ana kene gow darenkaygiyo cindigu wu didanye sida qalbigaga gali
ОтветитьWixi shalay kalumayna ana kene gow darenkaygiyo cindigu wu didanye sida qalbigaga gali
ОтветитьWixi shalay kalumayna ana kene gow darenkaygiyo cindigu wu didanye sida qalbigaga gali
ОтветитьHeestan markale ayan soo donay wali waxay jawb utahy Heesti ay kooxda amxarada isku dhibtay soo qaaday
ОтветитьXaqiiq. Soomali. Wada jir iyo waxay wax kuqaban kartaa. Wadashir iyo. Calool fayoobi ❤❤❤❤❤
ОтветитьDadkii sanaag quruxlahaa
Dirkii saylac oo kadaran
Xamar bay wada doonayaan
Darwiishtii buuhoodle iyo
Garaadada sool dagana
Isku duubni bay door bideen
Danguud awdal baa rabtee
Damiin yaa kaaga dhigay
🇸🇴🇸🇴🥺🥺♥️
Well said with a beautiful voice. Long live Somalia. The people from Northern Somalia (ex British Somaliland) and Southern Somalia are ONE. WE SHARE BLOOD. We are only divided by the colonialists.
Ответитьmidnimo❤ soomaali
Ответить❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
Ответитьqiiradii nalagu sirey 1960kii soomaliyeey naxliga iyo xaasidnimadu idinkay idin biya dhigtee fasaxa gobolada waqooyi hadaad walaalnimo iyo somalinimo xeerinaysaan☝️
Ответитьqiiradii nalagu sirey 1960kii soomaliyeey naxliga iyo xaasidnimadu idinkay idin biya dhigtee fasaxa gobolada waqooyi hadaad walaalnimo iyo somalinimo xeerinaysaan no more midnimo☝️
ОтветитьWaxani ma hees baa mise waa mataatac hargaysa suugaan lugu gaadhi maayee.
Hargaysa hadaay somalia tahay maad timaadid 😂
Waxa iga xiga axmaar
ОтветитьWaaw Damiinyaakaaga dhigay
Daxalka iska meer qalbuga
Walaalkaa ga Muslims ah
3 kabadan
LOOMA CIILQABA WAX AAB ALAAQADARINA MA DHACAAN
SADIUS BAA AHA
KAFON SHARUKA CANINAAS
XATA ma aha canin
Muslimiin
Ee waa CINI NAAS
HEESTAANI WAABA XADIIS
QALBIGA UFUR WALAALKAA
ADIGUBA
DEGAANO
IYO DADBAAD KUDUUSHEYE
DOOLADII
KAWADA LAHAANA DUMISEY
WELINA WAAD CIIIIIILQABTAA
HADUUFSAN DAD FAYOOBE
ADIGU ISFUDAAMI
HADIIKALENA
FURAHA ISAAAQ QAADO
KU EKOO INTII AADLAHEED MARKII SHIIKH ISAAQ KUDHALAY
ALE HA U NAXARUUSTEE
SSC-KhaaTumo State⬜️🟦🐎🔥💪
ОтветитьMahadsanidiin Dhammaan Bahda Danguud ..
Aaway Soomaalidii gobta ahayd .war Subscribe & like Dhac isaga siiya...Haddii Kale Waa inoo ....?