ITOOBIYA OO KU DHAWAAQDAY GO’AAN HALIS KU AH SOMALIA & DAGAAL LABADA DAL DHEXMARA OO LAGA BAQAYO

ITOOBIYA OO KU DHAWAAQDAY GO’AAN HALIS KU AH SOMALIA & DAGAAL LABADA DAL DHEXMARA OO LAGA BAQAYO

Abdiaziz Barrow

4 месяца назад

6,665 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 - 16.11.2024 22:10

Ithopia waxeda wa booto

Ответить
@FaadumoNuurisxaaq
@FaadumoNuurisxaaq - 16.11.2024 22:11

Telegram mana loo sameeyey

Ответить
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 - 16.11.2024 22:16

Ethopia isrealka Geeska Africa. Shaqadan waxaa dabada ka riixaya siyooninta israiil. Ogow hadda.

Ответить
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 - 16.11.2024 22:18

Xoog ayaa loga saaraa inashallah

Ответить
@WacaysRoble
@WacaysRoble - 16.11.2024 22:26

abbi ahmad wuxu ka warlayahayi awoda dadka somalliyad

Ответить
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i - 16.11.2024 22:30

itoobiya in laga sooro waa muhiim

Ответить
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 - 16.11.2024 22:34

Xasan waa karaani shisheeye oo dhaqaale kusiinaya burburinta midnimada iyo dastuurki wadar ogolka ku hayd!!!

Ответить
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw - 16.11.2024 22:41

Somaliya iayda iscunysa halwaso

Ответить
@MaxamedCabdille-v2b
@MaxamedCabdille-v2b - 16.11.2024 22:43

.itoobia.waxba.fara.kumahayo.waxa.aay.shegeso.waa.iska.war.adhis.ayuu.dagaal.kasocda

Ответить
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 - 16.11.2024 22:45

Somalia qilaaf kuwa wada waa kuwa ushaqeeya itobiya waana layska qaban daba dhilif itobiya

Ответить
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 - 16.11.2024 22:47

Dagaal dhexmara somali iyo itopiya waxay u nogolon somaliya fursad dahabiya oo ay ku hanato dhulkeeda iyo dad keedi laga fashiliyay iyo bourbour itopiya kasoo kaban noonin hadeed!

Ответить
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 - 16.11.2024 22:50

Qooxda argagixisada
ethopia waxay ka dhigatay marmarsiinyo. Haddaba haddi Abii marmarsiinyada noocan oo kale soo jeediyey ma Ethopia ka dambeeysa oo soo abaabusha Qooxda argagixisada Soomalia?Taasi waa qiyaas muhiim ah?
Why? Danaha Somalia oo dhan logu xirayo Amison etc.

🤔😭 In ethopia lagala hadlo ama lagala xaajoodo amniga Soomaaliya ama iitopia laga dhigto mid nabada Somalia sugi karta waa bullshit👉🏾nacasnimo aad u weyn. Waajo? Iitopia 30+ sano bay Somali wakiil ka ahayd.
Iitopia deriska cadowga ugu weyn ee Soomaaliya duulan iyo boob ugu hanjabaya weeye🤔🤣Haddaba sidee bay Ethopia u noqon kartaa la taliyaha, ama wakiilka amniga Soomaaliya?🙉 Big! Big joke.
Our of discourse 👈.

Ответить
@MowliiidAli2002
@MowliiidAli2002 - 16.11.2024 22:50

Allllow Somalia guulei

Ответить
@AdamAbdulkadirM
@AdamAbdulkadirM - 16.11.2024 22:53

Asc wr wb Mr Abdi-Aziz Barow wan ku salamay Masul ugu horeyn tan kale hadan u daadago Arinta ka tagan dhul-keyna iyo Madaxdu waa kuwa ka sii jeydo Arimo dal-kowda waayo itoobiya kuma joogi karto Xoog lakiin waxa ay wadaan Qar iska tuur balse Guusha Dhulkeyga Hooyo ayaa is kaleh waa hadii Madaxdan kale faqoox-san ay mid noqdan looma baah-no wax Ciidimo Shisheeye Ee Allow Umadan kale irdhowb-tay Quluub tooda Alle swt ha isku keeno Insha Allah. Mahad sanid.🎉🎉🎉❤

Ответить
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c - 16.11.2024 23:00

Xassan sheek dowladnimo quma hayo meesha loojijine mayo iyo mooriyanimo

Ответить
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c - 16.11.2024 23:03

Xassan jadku qa soo dajista ithiopia naqada cooyinta jaxaska

Ответить
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c - 16.11.2024 23:05

Réer galbeedku xassan abii bey qa aminsayihiin

Ответить
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n - 16.11.2024 23:08

Lab labada Ethiopia cid dhageysaneeso ma lahan Ethiopia iyaga al shabaabta soomaaliya ah maalinta ee ka baxaan somaaliya xuduudka si adag oromada baahan nooga soo xira

Ответить
@akhalif579
@akhalif579 - 16.11.2024 23:20

Ethiopia warkeedu wuu cadyahay lkn soomaalida baa laga rabaa war cad. Dhanka kale maamul goboleedyada qaarkood maxay itoobiya ula safanyihin? Masuuliyada soo ma wada saarna dhamaan soomaalidda?

Ответить
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 - 16.11.2024 23:25

Comments kayga waxaan ku darsanayaa Abii Axmed waa madax dhul la dhac oo ilbaabadii oo dhan ka soo xirmay. Marka waxaa qabsan doono Habhadaha gudaga kaka dafaala maayo dhinacba Soomaaliya iyo saaxiivadeeda siyaasada ha uloobin in ay ciidamada Eritareeyo ay ka dagaalami doonaan xuduudyada Soomaaliya mid jale ku darso Onelafna waa ay soo wada kabteen .Abii Axmed ilbaavada Naarta ayuu garaacday. Sida dagaalka siyaasada looga guuleystay ayaa kan dagaalkana looga guuleysa nayaa. Maanta Itoobiye wax la dhaho na jiro waa nin aad u siyaasad liita anifa oo dumar ah waxa aan fahmay ayuu fagmi la,yahay Abii Ahmed waa nin ciidan ah siyaasad waxba kama yaqaano Itoobiye asaga ayaa gacacmi hiisa ku bur buriyey horey inta hartayna waa uu is raacsiinayaa. Halka qowmiyad u hartay waa qowmiyada Soomaali galbeed ee Ogaadeen.

Ответить
@143-k1d
@143-k1d - 16.11.2024 23:28

Ethiopia Bu'aale Iyo Jilib Ee Qaban Weyde Horumarka Ee Gaartay Waa Kee?

Ответить
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 - 16.11.2024 23:30

Madaxwayne goboleedyada dalka Soomaaliyeed oo wada ah kuwa cadowga u shaqeeyo marka lafa reebok Galmudug oo cadeystay mow qifkiisa in uu dowlada Soomaaliyeed uu gatab taagan yahay. Abii wuxuu og yahay in ay yihiin madaxwayne goboleedyada kuwa aan u dagaalamaynin dalkooda Soomaaliyeed ay yihiin kuwa doqo.o ah. Mana na soo hawaysan lahayn Itoobiye haddii ay ogayn in ay diciif yihiin madaxwayne goboleedyada.

Ответить
@143-k1d
@143-k1d - 16.11.2024 23:30

ciidamada masar aa imaaanaya ayagaaba orod ku baxaaya ethiopia

Ответить
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 - 16.11.2024 23:48

ITHOPIA MA,AHA HADALADA KAIMAANAYO LOOGU JAWAABO HADAL FOORJO AH SOMALIYA WADNO KUMA DHAMA OROMADA WAA KALA KARTI BADAN YIHIIN SOM IYO OROMADA WAXAAN KULA TALIN DOWLADDA SOMALIYA IN DHIRBAAXTINTA AAY KAGA HORMARTO OROMADA RUN AHAANTII WAXA KHALAD AH IYADA OO DALKEENII AAY KU DHEXJIRTO AWAAMIRTA MADAXDA SARENA AAY DIIDO MA,AHA WAN DACWEYNAYAA IYO WAX LAMID AH SHANTAADA NIMEEYSAN KAA CELIN SHAN KULA DHALATAY KAAMA CELIYAAN TALO WAATAN CIIDAN IYO ALTALARI DIYAARADO SOOMAALIYA WEEY ISAGA FILANTAHAY EE SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN WAA IN LOO DHIRBAXAA MUJRIMKA ABII CIIDAMADA KAGA SUGAN SOMALIA AMA AANAN HADALKIISA ILAA MUDADA KA IDLAANEYSO LAGA DHIHIN HADAL MALINKII LAGAARANA MID TAARIIKHDA U GASHO LAGU DHUFTAA LOONA SII DIYAAR GAREEYO CIIDANKA IYO QALABEEYNTOODA OO AAN DIYAAR GAROWGA LA BILAABIN WAQTIGA LAGASAARAYO DALKEENA HOOYO ,( ,X,,COLANEL) LUGO GORAYO)

Ответить
@hassanawaleh3126
@hassanawaleh3126 - 17.11.2024 00:01

Asc anigua umamaleyo somali nool o.itoobiya ladagaami karto in ay jirto maanta

Ответить
@snw9257
@snw9257 - 17.11.2024 00:15

Al-Shabaab iyo ciidanka Somaliyeed ha uu midoban injirleyda

Ответить
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb - 17.11.2024 00:34

Labo ey oo iscuneysi waraabe maceliso j

Ответить
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 - 17.11.2024 02:46

Doowlad Soomaaliyeed Oo UJawaabi Karta Itoobiya Soomaaliya. Malaha. Waxbill Dhici Maayaan Oo Waay. KaBaqayaan WaxaaseLAGA Yaayaabaa MaalinDhoowIn Aay. Wadankaba. Lawareegi Doonaan iYadoo. Mw wadaniya RabI. U Soodiro Mooyee

Ответить
@OmarHassan-ui6vm
@OmarHassan-ui6vm - 17.11.2024 05:30

Marna Macquul maha Dagaal Hor leh

Ответить
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 - 17.11.2024 10:31

Ethiopia baryo ogama baxeeysaa somalia .waxaan la yeelayaan sidii markii Cabdillahi yuusuf uu keenay loo galay si ka daran aya loo gelayaa.annagu madaxweeyne fulay ah aya noo joogo mahee ethiopia maanta awood ma leh ninkii maanta iska celin waayo wallaan maalin kale iska celin karin.

Ответить
@Axmed-ph3mc
@Axmed-ph3mc - 17.11.2024 10:56

Waa.makey.meel.naguhubsatay.ee.aynakalaqeybisay

Ответить
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 - 17.11.2024 11:24

Xukuumada abiye ahmed wixii ay jeceshahay ayeey iskaga hadashaa se Somalia oo ogoleyn majoogi karaan

Ответить
@mohameddhuux7978
@mohameddhuux7978 - 17.11.2024 22:29

Itoobiyaan gacan ayaty ubaahanyihiin

Ответить