khudbo ku saabsan xaasidnimada iyo cuqubada ka dhalaneysa

khudbo ku saabsan xaasidnimada iyo cuqubada ka dhalaneysa

75,104 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 - 14.06.2019 21:15

Maaanshaaa alh illy ha kuu barakeeyo aqligaada iyo xigmadaada nooo sooo badi waan ku raaxeesanaynaa muxaadradada adiga iyo dhamaan sheeqyda ooo dhan ilahy hidinla jiro jir oo joogo wajasaklh qer

Ответить
@cats4life-f6v
@cats4life-f6v - 14.06.2019 21:22

Asc shiikh jummca walbo noo soo gali khudbada aad masjid ka ka jeedisit aad ayaan u dhageystaa khudbooyin kaaga shiikh allaha ku xifdiyo adduun iyo aaqiro Amiiin

Ответить
@goodhealthygoodhealthy8213
@goodhealthygoodhealthy8213 - 14.06.2019 21:40

Sheekh kheyr ALLAHA kuugu badalo

Ответить
@katrinahaji5620
@katrinahaji5620 - 14.06.2019 22:09

Jazakallah qhyr jazaa shq maxamed ajar Allaah kasiyo kuwii kunaqato Allah naga digo
Allaw xasat ayan kamagan galnay
Kuwa xasidina iyo sharta warto
Adhaa kamagan galanay
Allahuma amin yarabi😰😰

Ответить
@fardowsomacalinabdulahi2640
@fardowsomacalinabdulahi2640 - 14.06.2019 22:35

jizakalaahu kheyru jizaa

Ответить
@asadxasan8693
@asadxasan8693 - 14.06.2019 22:44

Masha allaah shiiq maxamed macalin bashiir allaah haku xifdiyo

Ответить
@farhiyaabdullahi464
@farhiyaabdullahi464 - 14.06.2019 23:46

mash Allah may Allah protect from evil insha Allah Ameen yaarabi

Ответить
@uksoma927
@uksoma927 - 15.06.2019 01:59

Amiin amiin mashallah

Ответить
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 - 15.06.2019 03:40

Maasha allaah jzklh kheyran sh maxamed xaasidnimada waa waxa ummada soomaaliyeed dhulka dhigey kanasoo kabsan la' yihiin hadey kheyrka isu quuri lahaayeen dhibaatada maanta kajirto soomaaliya meysan kajirteen ayagoo quraanka yaqaano suuratu falaq ayey hadana kudhaqmaan xaasidnimada illaahow xaasid hanaga dhigin yaa arxama raaximiin

Ответить
@fosiyacali4333
@fosiyacali4333 - 15.06.2019 06:54

sh.maxamed macali abshir jazakallah khayran

Ответить
@fartunmohamed9845
@fartunmohamed9845 - 15.06.2019 08:26

Allah ayaan ka magan galney xaasidnimada aamin allahayow iimaanka noo quwey aamin

Ответить
@kafiyom8492
@kafiyom8492 - 15.06.2019 11:43

Jazakallah kheyr sh

Ответить
@rahmashariff7403
@rahmashariff7403 - 15.06.2019 13:28

Masha Allah sheik jazakalahu khyr

Ответить
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel - 15.06.2019 17:01

Amiin Amiin yaa rabii🤲

Ответить
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 - 15.06.2019 19:18

mash Allah laalah

Ответить
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 - 15.06.2019 23:26

Ilahay kuwa dadka xasdo nagama dhigo

Ответить
@sofiamohammed6889
@sofiamohammed6889 - 16.06.2019 04:51

mash Allah sheikh Maxamed Macalin may Allah S. W T reward you heaven for the work your doing on this earth .

Ответить
@Its_faruq223
@Its_faruq223 - 16.06.2019 09:13

Mansha Allah Aloow ku barakeeyo shiikhuna

Ответить
@abdihirsi6367
@abdihirsi6367 - 16.06.2019 12:05

Asalaam Aleikum sheikh Mash Allah great khutbah you hit the nail on the head

Ответить
@bashkamouse2046
@bashkamouse2046 - 16.06.2019 12:33

maasha
allaah

Ответить
@foos7330
@foos7330 - 16.06.2019 13:07

Asc sheeq jazaükum laahu qeyr

Ответить
@internwomen
@internwomen - 18.06.2019 22:21

Alhamdulillah

Ответить
@samanjecel6079
@samanjecel6079 - 22.06.2019 18:58

Shekh Maxamed maalin ilaheey khayr haku siyo anagana kuwa ku dhaqma Allah hanaga dhiga dabi dhaaf ilaheey haa nasiyo yaa rabi

Ответить
@qalanjoosman6168
@qalanjoosman6168 - 24.06.2019 12:11

Allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo waalidkaagana Allah ha ugu danbi dhaafo dhamaantiina Allah owlaada hanooga dhigo adigoo kale inshallah

Ответить
@sumisorry5514
@sumisorry5514 - 01.07.2019 22:21

M.a 😗😍

Ответить
@lingardinhold5409
@lingardinhold5409 - 27.10.2019 13:21

Mashallah

Ответить
@rukiabeauty337
@rukiabeauty337 - 07.11.2019 20:02

Walhy xasidka maficno illahy nakakori xasidka)#

Ответить
@cashacissa1162
@cashacissa1162 - 28.12.2019 18:03

M.a

Ответить
@osamaabdullahi7105
@osamaabdullahi7105 - 01.01.2020 08:09

Mash

Ответить
@somalilandwomenlawyersasso3002
@somalilandwomenlawyersasso3002 - 08.02.2020 15:49

jazakalah Khayr Sh. Maxamed Alle ha ku xafido

Ответить
@ahmedomar982
@ahmedomar982 - 08.03.2020 08:15

Rabiyoow qalbiyada noo hagaaji yaarabi sheikh mahadsanid

Ответить
@ciisecabi1978
@ciisecabi1978 - 28.03.2020 01:24

2020 ayan ku arkay baraha you tube ka muxaadaroyinkisa aad baan u dhageystaa masha allah Allaha kuxafido sh . Maxamed Mwcalin Abshir

Ответить
@Hafsa595
@Hafsa595 - 19.04.2020 16:58

Jazakalla sheihk Ameen qer Allah kusiyo maalim

Ответить
@muxyeaxmed6160
@muxyeaxmed6160 - 05.05.2020 22:14

0

Ответить
@aliyare4801
@aliyare4801 - 06.05.2020 21:21

Masha Allah ilaahow xaasid ha iga dhigin aduunkan wax laga qaadayo ayaba isku yar

Ответить
@aliyare4801
@aliyare4801 - 06.05.2020 21:23

Sh. Maxsmed macalin Bashiir jazakalah
Waano in kufilan wad u sheegtay kuwa xaasidka ah Allaha so hadeeyo

Ответить
@mustafeismaaciil7938
@mustafeismaaciil7938 - 06.07.2020 02:34

Maansha Allah Sh ilaahay khayr haku siiyo Dambigaagana ha dhaafo.
Amiin Amiin Amiin

Ответить
@salmanmed5173
@salmanmed5173 - 15.07.2020 04:30

Sheekh mahamed ilaahay Ha Kaas abaal mariyo

Ответить
@xamsecagobaruur7319
@xamsecagobaruur7319 - 17.07.2020 14:49

Allah ayaan ka magan galnay xasadka

Ответить
@king.celtic.wembley.harles4955
@king.celtic.wembley.harles4955 - 24.11.2020 21:02

MAASHA ALLAAH
JAZAAKALLAAH KHEEYR.

Ответить
@Dusmo2012
@Dusmo2012 - 19.04.2021 20:48

Maasha Allaah

Ответить
@khadraismaciil3920
@khadraismaciil3920 - 24.07.2021 09:11

Jasaakallhu khayrn

Ответить
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 - 18.12.2021 14:28

m.a

Ответить
@maarsiheif9498
@maarsiheif9498 - 25.03.2022 06:38

Mash allah

Ответить
@saadiyahasanhasangeed4624
@saadiyahasanhasangeed4624 - 20.03.2023 06:58

😊😅❤😮

Ответить
@MohamedMohamedyusuf-p7k
@MohamedMohamedyusuf-p7k - 20.11.2023 06:15

Allaha ku barakeyo sheikhunaa

Ответить
@AdenAdesh-eo1gn
@AdenAdesh-eo1gn - 03.10.2024 09:18

M.a

Ответить
@barnidahir
@barnidahir - 13.11.2024 18:57

Allah ayan kamagan galay xaasidnimada illhey qalbigana saafi kadhig 🤲

Ответить
@barnidahir
@barnidahir - 13.11.2024 18:58

Scw scw scw scw scw scw

Ответить