DIGNIIN XANUUNKA  KASOO BAXA (furnunculosis )  IYO  SIDA LOO DAAWEEYO  ?? 2020

DIGNIIN XANUUNKA KASOO BAXA (furnunculosis ) IYO SIDA LOO DAAWEEYO ?? 2020

DR-TIMAJILAC

4 года назад

45,459 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@monaluula7057
@monaluula7057 - 19.10.2020 18:39

Iso Duceeya Dar Illahay Waxa Uu Igaso Baxay Naaska Bidix

Ответить
@sucadabdi8516
@sucadabdi8516 - 07.11.2020 08:38

Mahadsanid doctor mid an af lahayn oo aan qarxin oo barar iyo casaan leh aya jira se lola tacaalays

Ответить
@somaliachannel191
@somaliachannel191 - 10.07.2021 01:44

dhaqtar mar wliba birida ayuu iga soo baxa marka 4bil mar maxan ku dameyn kraa

Ответить
@zakariyeadentube8535
@zakariyeadentube8535 - 18.11.2021 07:06

Wll barida ayuu iga soo baxey xalkeeda maxaa waaye

Ответить
@Nadar88
@Nadar88 - 17.02.2022 18:41

Illaah ha I caafiyo wlh xanuun said ah aya I hayo calaacasha lugta ayuu ika so baxay socod ma jiro 😔🥵

Ответить
@Efootballgamer1234
@Efootballgamer1234 - 25.04.2022 17:11

Bro nabarka 1 maalin ah af malo yeli karaaa

Ответить
@ikraanitadegan9377
@ikraanitadegan9377 - 28.05.2022 03:48

Dr anoo I dhibay nabarkaan wlhi siiba wajiga igamana baa’bao calaamad ayay igu noqotaa waxyabaha nabraha daaweeyo xittaa waan isticmaala lkn waa sidiisi uun ee maxaa igula gudboon aan sameeyaa 🙏🥺

Ответить
@YoutubeNoobka
@YoutubeNoobka - 29.05.2022 14:16

Dr Woo igu so baxay kaso baxa dhanka Cajerka kaasi xoogaha waa xali
Een mid kale ayaa igu so baxay baraha lugaha wax calaamad ma leh waana barar oo kaliya iyo afyer oo sameesti

Ответить
@mohamedtaaib1592
@mohamedtaaib1592 - 22.07.2022 00:12

Walal qali masha Allah tabaraka llah Illah cilmiga ha Ku siyado

Ответить
@halimoiman4890
@halimoiman4890 - 03.08.2022 06:21

Aad iyo aad baan kaaga mahadcelimayaa diktoore

Ответить
@salixox8766
@salixox8766 - 31.08.2022 16:38

Kuwa calamda kugu reebaya sida leysakaga biiya Dr
Iso jawaab insha allh

Ответить
@abwanjileahmed3743
@abwanjileahmed3743 - 18.09.2022 09:04

Ff

Ответить
@جميلةجيلاني-ث8خ
@جميلةجيلاني-ث8خ - 30.11.2022 10:08

Asc Dr anigo iguyala birido igagasobaxay barar iyo xanun mesha saxarada dhanwoxerty wandhibanahy maxan sameya

Ответить
@mariaadanfarah6729
@mariaadanfarah6729 - 05.12.2022 09:40

Asc Dr Numarkaga isheeg

Ответить
@qadrokeif6533
@qadrokeif6533 - 11.01.2023 05:42

Wad mahadsantahay xage lagala so xariira

Ответить
@cabdilahicabdicali9172
@cabdilahicabdicali9172 - 28.01.2023 16:36

Gegtoore bereda ayuu ega soobaxay

Ответить
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 - 10.02.2023 09:46

Dr baxdin bocool wato iga soo baxay

Ответить
@sadiiq1axmed725
@sadiiq1axmed725 - 22.02.2023 03:20

Wll asc waxad isheegta

Ответить
@sadiiq1axmed725
@sadiiq1axmed725 - 22.02.2023 03:21

Kasoo baxsaciridka korkisa

Ответить
@abdiraxmansaleebancawil-ng2oo
@abdiraxmansaleebancawil-ng2oo - 27.02.2023 02:20

Asc Dr please ila soo xidhiidh suaal qabaa ee please

Ответить
@fatushaxmed9373
@fatushaxmed9373 - 17.03.2023 11:05

Asc Dr waad mahadsan tahey ka waran midka aanan qandho Lahey n xanuuna laheyn ee soo Barbara kaas kasoo bax miya

Ответить
@MaxamedCabdulahi-hl6or
@MaxamedCabdulahi-hl6or - 15.04.2023 23:42

Ani Hali cawiyo xubinta Taranka iga solabtaa

Ответить
@azmaahmett4981
@azmaahmett4981 - 29.04.2023 15:31

Ani wuxu igu Bilaabay 2016 Ilaa Hadan wu iga soo Baxa Waliba kubkuu iga soo Baxa😢

Ответить
@deeqoabdirashidali782
@deeqoabdirashidali782 - 23.05.2023 06:00

Asc Dr Jasakallh qayr. Kaso baxayo 5xabo iga subaxey. Qandho. Ma lihe. Dawada. Maa Hal qaybaa Qata mise midba mid iso jawab plz

Ответить
@yaasincali3587
@yaasincali3587 - 24.05.2023 09:36

Asc wll baahi wayn baan uqabaa dawadaas

Ответить
@hamzasiyad4313
@hamzasiyad4313 - 24.05.2023 13:36

Asc dr mxa sawabo in u solablabto baxdinka o marba mel kaso baxo qofka isojawab mhdsanid

Ответить
@salmaanmuxiya8200
@salmaanmuxiya8200 - 28.05.2023 19:13

Mash allh dr hadaysan qandho jirin dawooyinka aad sheegty miyaa la wada qadan kara ama mid ka mid ah uun ba la qadaneyaa

Ответить
@Haldaa123
@Haldaa123 - 12.06.2023 00:02

Dr Aniga Lugaha buu iga sobaxaa mel kale maha lugaha bes marku nabarku iga sobaxayo xanuun darema mesha nabarku iga sobaxayna qabdho saaid Ah baa iga qabata mrku iga biskodo mesha madow dab camal noqon 2019 ila hada sas baa isku Arkaya pls iga caawi waxa kusameyo Dr

Ответить
@Daqare666
@Daqare666 - 17.06.2023 02:22

Walaaayaall waa ka xumahay laakiin hadtuu kuugu soo noqdo ama uu weli ki haayo daawadu waa fudutahay
1.laba qaado BUR iyo biyo isku qas ka dibna Meesha nabarku yaalo dul mari dhowr saacadood kadib jirka ayaa isa soo toobaayo waana dilaacayaa inyaroo xanuun ah ayuuna leeyahay 2maalmood madibna waa dilaacaa

Ответить
@farduusxuseen7706
@farduusxuseen7706 - 25.06.2023 20:26

Ka dhegta iyo badhida kasoobax seeloodaweyaa

Ответить
@faraxcabdi2275
@faraxcabdi2275 - 29.06.2023 13:03

Dr mxa sameeya 6 bilood dhan iga soo bxya ma socon kryo lug kliya iga soo baxayan 😢plz isoo jawaab

Ответить
@msscakif4730
@msscakif4730 - 15.07.2023 16:36

Ciridka iga soo baxay😢

Ответить
@HiHi-qn7qn
@HiHi-qn7qn - 11.08.2023 08:08

Dr nabarka kasooxa eekasoo boxo maanka kaadida

Ответить
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq - 29.08.2023 14:27

Siin karnaa siin karnaa 😂😂

Ответить
@sacdiyojimcaleiidow
@sacdiyojimcaleiidow - 05.09.2023 14:47

Aniga wajiga ayuu iga yalaa wll dhecana wiwadaa io maal waakamiirey 😢😢waana wareraa wllhi😢😢😢

Ответить
@zuzanmohamed9073
@zuzanmohamed9073 - 13.09.2023 23:17

Wllhi cwa dhan Ayaan gobayey wx ka hadlaya waayo garka ayuu markasta iga soo baxaa plz Dr daawadee u qadankraa qandho malihiye plz icaawi🤲

Ответить
@zuzanmohamed9073
@zuzanmohamed9073 - 13.09.2023 23:17

Wllhi cwa dhan Ayaan gobayey wx ka hadlaya waayo garka ayuu markasta iga soo baxaa plz Dr daawadee u qadankraa qandho malihiye plz icaawi🤲

Ответить
@Qurux_Badan1
@Qurux_Badan1 - 17.11.2023 06:39

Yaa allah cafimad isii 3malin igu yasha marko mid resto midkle agtisa kaso bxa xanuunkisa la jiifan waye xalo dhan😭

Ответить
@AliBaba-st1uy
@AliBaba-st1uy - 27.11.2023 07:13

Mansha'allah Allah ku xafido waxbadan ayaan kaa faaiday haduuna ihayaa wuxuuna iiga soo baxay qanjirka . Mahad sanid Dr

Ответить
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 - 03.12.2023 20:47

Loyga mid weyn igasoo baxay barar sii wadaa ee qalajiyo ma isticmaalikaraa

Ответить
@AxmedSaalax-ve9sd
@AxmedSaalax-ve9sd - 27.12.2023 09:07

M.A casharada Soo badi Dr time jle

Ответить
@AmiraNuur-p5b
@AmiraNuur-p5b - 08.01.2024 19:08

Wan la dhibanahaye wlhi kolba midba iga so baxaya sanadahan 😢

Ответить
@hanideeq9482
@hanideeq9482 - 24.02.2024 14:42

Ani 14 beri bu I heya mana iga dilacayo wlh xanun u igu heya 😢 hada raba ina isbital ado

Ответить
@BasraMuxdiin
@BasraMuxdiin - 04.03.2024 05:50

Kan barida kuso baxo😢😂

Ответить
@NihaalHani
@NihaalHani - 12.03.2024 22:47

Gudhaha dhagta iga yala

Ответить
@ShueibGeire
@ShueibGeire - 04.04.2024 16:10

Thanks Dr❤

Ответить
@ebroz2917
@ebroz2917 - 17.04.2024 20:31

Maskaxda madxa igaga soo baxey sxbo 😢

Ответить
@Salma92857
@Salma92857 - 26.04.2024 12:11

Aniga faraha luga ayuu iga soo baxay

Ответить
@RahmoAbdikariin
@RahmoAbdikariin - 16.07.2024 22:44

Ana caawa inan ogaado uso galay ilahow caafi inti xanunsan

Ответить
@muniraabdirahman4759
@muniraabdirahman4759 - 08.09.2024 08:06

Qasab miyaa in labajiyo nabarka 😢

Ответить